top of page
Colorful Building

Shirkaddaada Guryaha Kiraysa & iibisa  Hargeysa, Somaliland

Ku soo dhawoow Maydh Real Estate, oo ah shirkad hormuud u ah guryaha iyo dhulka oo fadhigeedu yahay Hargeysa. Waxaan ku takhasusnay iibinta guryaha, iibka dhulka, kireynta, maareynta hantida, iyo adeegyada qiimeynta guryaha. Haddi aad guri  iibsanayso, iibinayso, kireynayso, ama kireysanayso, waxaanu bixinaa adeegyo la isku halayn karo, hufan, oo  ku haboon baahiyahaaga.

Adeegyada aanu qabano

1. Iibka guryaha

Waxaan ka caawinaa macaamiisha inay iibsadaan oo iibiyaan guryaha, dhismayaasha ganacsiga,  dhulka Hargeysa oo dhan. Waxaan bixinaa suuqgeyn xirfad leh, taageero dukumeenti, oo waxaan isku xidhnaa iibiyeyaasha iyo iibsadayaasha.

2. Kiraynta & Maamulka Guryaha

Waxaan bixinaa adeega isku xidhka  mulkiilaha iyo kiraystaha, ururinta kirada, kormeerka, iyo dayactirka guryaha aan maamulno.

3. Adeegyada Qiimaynta Hantida

Waxaanu bixinaa adeega qiimaynta hantida oo ku salaysan suuqa iibka, dhulka, Qiimaynta waxa loo sameeyaa si xirfadaysan iyadoo la isticmaalayo xogta suuqa hadda jirta.

4. Soosarista Warqadda mulkiyadda iyo faylALka

Iyada oo qayb ka ah adeegyadaada, waxaanu ka caawinnaa macaamiisha sosarista dokumentiyada rasmiga ah iyo waraaqaha mulkiyada ee dawladda hoose.

SHIRKADDA UGU CAANSAN EE GURYAHA KIREYSA/IIBISA 

QIIMAYNTA HANTIDA

Qiime hantidaada  si aad u fahanto qiimaha suuqa uu ka joogo gurigaagu.

KIRAYSTAYAAL FARAXSAN, GURYO IYO MAAMUL WANAAGSAN.

Waxaan aaminsanahay isgaarsiin cad iyo qiimeyn daacad ah, anagoo hubinayna inaad si sax ah u ogtahay waxa aad ku bixineyso

HARGEYSA OO DHAN GURYANU KU HAYNAA

Shirkadayadu waxay HARGEYSA ku haysaa guryo badan,si wanagsana ugu adeegta macaamiisha .

MAXAY YIDHAAHDEEN MACMIISHAYADU

Shaqaale, daacad ah. Gurigeyga waxay ku iibiyeen wax ka sarreeya qiimaha suuqa,  toddobaad gudihiis."

CANAB HASSAN

"Xidhiidh  iyo natiijooyin wanaagsan. gurigayga si degdeg ayay shirkaddanu u kiraysay."

“Shirkad la isku halayn karo. Hantidayda  maalmo gudahood ayaa laga kireeyay kirayste tayo leh.

"Anigoo ah milkiile ku nool dalka dibadiisa, waxaan u baahday shirkad la aamini karo. Adeegyada shirkadanu ii samaysay waxaa ka mid ah, inay gurigayga ii maamushay, kiraysay, Waxay maamushay, kormeertay, dayactirtay oo ii kiraysay. hantidaydu waxay ku jirtaa gacmo ammaan ah."

JAAMAC CUMAR

SAHRA MAXAMED

SAYNAB IBRAAHIM

CONTACT

COMING SOON: MOGADISHU, GAROWE, JIGJIGA 

GURYAHAN KIRANAY OO AN MAAMULO
120
 

GURYAHAN IIBINAY
90
 

DHULKAN
IIBINAY

60
 

FEYLALKAN SOO SHARCI YEYNAY
150
 

bottom of page