top of page

GURYO KIRO U DIYAR AH

Image by Naomi Hébert

24m X 18m

5 Qol

3 Suuli

Shacabka

GURI GOGLAN

Gurigan soo jiidashada leh wuxu u dhowyahay adeegyada oo dhan waxanu ku siinayaa jawi raaxo leh,

Image by Christopher Jolly

24m X 18m

6 Qol DABAQ

3 Suuli

Gantaalaha

Guri dabaq ah oo casri ah oo u ka muuqdo dhammaystir qurxoon.

Image by Spacejoy

24m X 18m Dabaq

6 Qol

4 Suuli

Macalin haruun

Gurigan ballaaran waxaa loogu talagalay qoyska balaadan

Image by Spacejoy

24m X 18m

5 Qol

3 Suuli

Hodan hills

GURI GOGLAN

Guri casri ah oo la awoodi karo qof kasta oo raadinaya inuu dego meel sanqadh yar.

24m X 18m

6 Qol DABAQ

3 Suuli

Gantaalaha

GURI GOGLAN

24m X 18m

5 Qol

2 Suuli

Xawaadle

GURI GOGLAN

Sahami guryaha quruxda badan ee kirada ah.Hanti kasta si taxadar leh ayaa loo doortay si loo daboolo baahiyaha iyo miisaaniyadaha kala duwan.

24m X 18m

6 Qol DABAQ

3 Suuli

Shacabka

GURI GOGLAN

ma rabta guri la awoodi karo oo haddana soo jiidasho leh? Waxaan haynaa guryo kala duwan oo u hoggaansamaya qaab nololeedka iyo doorbidyada kala duwan. Guri kastaa wuxuu leeyahay nashqad u gaar ah.

18m X 18m

4 Qol 

2 Suuli

GURI GOGLAN

New hargeysa

Dooro guriga ugu fiican oo ku yaal goobta ugu wanaagsan!  waxaa naga go'an inan kaa caawiyaan inaad hesho hantidaada gurigad jeclayd. 

Guryahayagu waa  meelo xusuus le. marwalba waxaan  hubinna inaad hesho guriga ugu fiican oo kugu habboon . Wakiiladayadu heegan ayay halkan u joogan inay kaa caawiyaan talaabo kasta .

COMING SOON: MOGADISHU, GAROWE, JIGJIGA 

GURYAHAN KIRANAY OO AN MAAMULO
120
 

GURYAHAN IIBINAY
90
 

DHULKAN
IIBINAY

60
 

FEYLALKAN SOO SHARCI YEYNAY
150
 

bottom of page