top of page
GURYAHA IIBKA AH
24 X 18
4 Qol
2 Suuli
Guri quruxda badan oo ku yaal xaafad deggan.
24 X 18
5 Qol
3 Suuli
Hanti cajiib ah oo isku dhafan naqshad casri ah oo soo jiidasho leh.
24 X 18
5 Qol
3 Suuli
Ku raaxayso muuqaalo qurxoon iyo qaabayn ballaadhan gurigan qurxoon, looguna talagalay nasashada iyo madadaalada.
18 X 18
4 Qol
2 Suuli
Guri qurux badan oo leh qolal waasac ah oo tayo leh .
18 X 15
4 Qol
2 Suuli
Meel fiican, naqshad casri ah, iyo qiimo aad u fiican .
24 X 18
5 Qol
3 Suuli
Guri Habaysan, waasac ah, oo si heer sare ah u yaal. Fursad cajiib ah oo aan la lumin karin.
Waxaan hayna dad badan oo si buuxda loo hubiyay oo diyaar u ah inay gurigaaga kiraystaan. Haddii aad hayso guri aad kireynaso ama aad iibinayso, fadlan nala soo xidhiidh maanta.
bottom of page





